Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Qurbo-joogta iyo Arrimaha Somalia


Faaqidaadda: Qurbo-joogta iyo Arrimaha Somalia
Faaqidaadda: Qurbo-joogta iyo Arrimaha Somalia

Barnaamijkeena wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka Qurbajoogta ee arrimaha Somalia. Ma ku guuleysteen mise way ku hungoobeen?

Qurbojoogta Soomaalida ee dalka Somalia ku noqotay ayaa bilaabay inay wax ka badalaan hanaanka siyaasadeed. Hadaba barnaamijkan ayaan ku eegaynaa in qurbojoogto ay ku guuleystaan iyo inkale doorka ay ka ciyaarayaan arrimaha Somalia.

Barnaamijkan waxaa ka qeybgalaya. C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow), oo ah wasiirka lacagta ee DKMG, Caasho Axmed C/lle oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somalia iyo Yusuf Axmed Nuur oo macalin ka ah jaamacadda Indiana ee dalkan Mareykanka.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso barnaamika oo buuxa.

XS
SM
MD
LG