Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Faaqidaadda: Muhaajiriinta Masar


Muhaajiriin oo u taagan in lagu diiwaangeliyo xeebaha Talyaaniga (File Photo)
Muhaajiriin oo u taagan in lagu diiwaangeliyo xeebaha Talyaaniga (File Photo)

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa xaaladaha Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee dalka Masar.

Tan iyo sanaddii 2014 waxa dalka Masar ku qul-qulayey Soomaali muhaajiriin ah oo doonaya inay dalkaas uga sii gudbaan waddamada Yurub. Dadkaasi ayaa waxa ay wajahaan dhibaatooyin badan oo isugu jira xarig iyo dhac loo geysto. Sidoo kale Sagaal muhaajriin Soomaali ah ayaa sanadkan ku geeriyooday xeebaha Masar. Haddaba barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka ayaa waxaan ku eegeynaa xaaladaha Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee Masar, waxaana barnaamijka Qaahira ku diyaariyey soona jeedinaya weriyaheena Xusen Saxnuuni.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:28:49 0:00

XS
SM
MD
LG