Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Heshiis Dhexmaray DKMG iyo Shirkad

Barnaamijka waxaan toddobaadkan ku eegaynaa heshiis hor dhac ah oo dhexmaray DKMG iyo Shirkadda Holliday Finch.

Shirkaddan ayaa la sheegayaa inay dowladda la gashay heshiis ku saabsan ilaalinta xeebaha Soomaaliya.

Qeybta hoose ka dhageyso barnaamijka oo buuxa.

This item is part of
XS
SM
MD
LG