Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Diyaaradii EgyptAir Ee Soo Dhacday


Burburkii Diyaaradii shirkadda EgyptAir ee ku dhacday badda Mediterranean-ka ayaa la helay.

Diyaaradan oo siday 66 rakaab ah, ayaa ka soo duushay magaalada Paris, waxayna u sii socotay Qaahira.

Masar ayaa sheegytay inay u badan tahay in fal argagixiso darteed ay diyaaraddu u dhacday.

Haddaba cabsi intee la eg ayay yeelan kartaa haddii falkaas uu noqdo fal la xiriira argagixisanimo. Waxaan ku eegeynaa barnamaijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxaa Qaahira kusoo diyaariyey Xuseen Saxnuuni.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:31:17 0:00

XS
SM
MD
LG