Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dhalinta Qurbaha


Faaqidaadda: Dhalinta Qurbaha
Faaqidaadda: Dhalinta Qurbaha

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, waxa uu ku saabsan yahay saameynta qurbaha ee dhalinta Soomaaliyeed.

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, waxa uu ku saabsan yahay saameynta qurbaha ee dhalinta Soomaaliyeed.

Waxaa barnaamijkan ka qeybgelaya Abuukaato Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhegey), oo ku sugan magaalada London, Faadumo Aawoow oo ka tirsan Dalladda Somalicos oo ku sugan magaalada Toronto ee dalka Canada, Muuse Faarax oo la shaqeeya hay'ad qaxootiga ka caawisa qaabka nolosha iyo shaqooyinka, waxa uu ku sugan yahay gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka iyo Siciid Faahiye, madaxa dallad ay leeyihiin ururada Soomaalida ee gobolka Minesota.

XS
SM
MD
LG