Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Natiijada Shirka Istanbul


Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa natiijada kasoo baxday shirweynihii caalamiga ahaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa natiijada kasoo baxday shirweynihii caalamiga ahaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Shirkan ma wuxuu noqon doonaa mid ka baxa meeshii ay hore uga baxeen shirarkii kale ee caalamiga ahaa ee Somalia hore loogu qaban jiray?

Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ka tirsan DKMG ah, aqoonyahanno, iyo firfircoonayaal kasoo horjeeda DKMG ah iyo kaalinta ay beesha caalamku leedahay.

Martida barnaamijka waxay kal yihiin:

1. Wasiiru-dowlaha madaxtooyada Somalia, Xasan Macallin Maxamud.

2. Khaliif Xaaji Jaamac (Mandela), oo ah aqoonyahan iyo siyaasi kasoo jeeda Puntland

3. Axmed Dahir Max'ed, guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Colombus, Ohio.

4. Prof. Maxamud Max'ed Guure, oo ah siyaasi kasoo horjeeda DKMG iyo kaalinta beesha caalamiga ah ee Somalia.

Dhammaantood waxay joogaan London.

XS
SM
MD
LG