Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dhallinta ku Xiran Xabsiyada UK

Xabsiyadda UK
Xabsiyadda UK

Boqollaal dhallinyaro Somali ah ayaa ku xiran xabsiyada dalka Britain, waxaana da'a yartaas heysta dhibaatooyin fara badan. Arrintan ayaa murugo iyo tiiraanyo ku abuurtay qoysaska dhallinyaradaas, waxaana jira walaac ballaaran oo dhallinyarada laga qabo.

Haddaba, barnaamijkan gaarka ah ayaa ku qiimeyneynaa dhibaatooyinka ka jira xabsiyada UK, gaar ahaan dhibaatooyinka heysta dhallinyarada.

Waxaan wareysan doonnaa dhallinyaro, waalidiin iyo howlwadeenno ka tirsan jaaliyadda.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG