Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ethiopia: Waan ka Fiirsaneeynaa .......


Ethiopia: Waan ka Fiirsaneeynaa .......
Ethiopia: Waan ka Fiirsaneeynaa .......

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay ineey ka fiirsaneeyso in ciidamdeeda ay ku biiraan howlgalka ay biloowday Kenya

Urur goboleedka Igad ayaa taageero buuxda u balanqaaday weerarka Ciidamada Milatariga Kenya ay kaga soo horjeedaan Kooxda Al-qacida lala xiriiriyo ee Al-shabab, kaas oo ay ku galeen Koonfurta Somaliya. Waxeey arintan ku soo beegantay xilli ciidamo kale oo Kenyan ah ay ka soo gudbeen jimcihii xadka dalkaasi, si eey ugu biiraan ciidamadooda ku sugan Somaliya.

Wariyaha VOAda Peter Heinlein oo ku sugan magaalada Adis Ababa ayaa ku soo waramaya in dalal kale oo gobolka ku yaala ay ka fekerayaan ineey ku biiraan howlgalka, iyadoo kooxda Al-shababna ay awood ahaan u muuqato mid sii wiiqmeeysa.

Warbixintaasi halkaasi ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG