Madaweynaha DKMG ee Somalia ayaa ka tacsiyeeyey dilkii wariye Cabdisalaam Sh. Xasan (Xiis), waxana dilkaas canbaareeyey suxufiyiin badan.
Suxufiyiin ku kala sugan Muqdisho iyo Hargeysa ayaa sheegay in dilkani uuna ka weecin doonin shaqadii ay bulshada u hayeen.
Warbixino arrintan la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.