Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG oo Mar Kale Diiday Faragelinta Kenya


DKMG oo Mar Kale Diiday Faragelinta Kenya
DKMG oo Mar Kale Diiday Faragelinta Kenya

Madaxweynaha DKMG Sh. Shariif iyo Raisal-wasaare C/weli Max'ed ayaa mar kale ku celiyay inuu diidan yahay ciidamo ka socda dalka Kenya oo soo gala dalka Somalia.

Shir jaraaid oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ayaa madaxweyne Shariif oo uu weheliyo raisal-wasaare C/weli wuxuu in Kenya ay kaliya ka doonayaan inay taageerto ciidamada Soomaaliya ee dagaallada kula jira kooxda Al-Shabaab.

XS
SM
MD
LG