Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG: Baydhaba Ayaan Weeraraynaa

DKMG: Baydhaba Ayaan Weeraraynaa
DKMG: Baydhaba Ayaan Weeraraynaa

Wasiirka Beeraha ee DKMG Max'ed Max'ud ayaa sheegay in DMKG ay Jimcaha weerari doonto magaalada Baydhaba ee gobalka Bay.

Max'ed Max'ud oo sidoo kale ah ra'iisul wasaare ku xigeenka DKMG ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho.

This item is part of
XS
SM
MD
LG