Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKGM Somalia: Dad ayaan u Haynaa Dilkii Xasan (Fantastic)


DKGM Somalia: Dad ayaan u Haynaa Dilkii Xasan (Fantastic)
DKGM Somalia: Dad ayaan u Haynaa Dilkii Xasan (Fantastic)

Hay'adda Nabad-suggidadegmada Wadajir ee gobolka Benaadir ayaa sheegtay inay dad u hayaan dilkii wariye Xasan Cismaan (Fantastic)

Hay'adda Nabad-suggida ee degmada Wadajir ee gobolka Benaadir ayaa sheegtay inay dad u hayaan dilkii wariye Xasan Cismaan (Fantastic), oo maalintii Sabtidii lagu dilay magaalada Muqdisho.

Dhinaca kalena, Idaacadda VOA ayaa la hadashay wariye Xasa Maxamed Cali (Anteeno) oo dhamaadkii sanadkii hore lagu dhaawacay magaalada Boosaaso ee Puntland, isaga oo hadda kasoo kabanaya, kuna sugan magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Wareysiyo arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG