Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarado Duqeeyey Xubno Shabaab ah


Shabaab
Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Diyaaradood dagaal ay xalay saqdii dhexe duqeyn la beegsadeen guri ku yaalla bamaanka degmada Saakoow.

Sida ay VOA-du ka soo xigatay saraakiil ku suggan gobolka, gurigaa la wareeray ayaa la aaminsanyahay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab.

Waxaa yar faahfaahinta laga heli karo duqeyntaa iyo haddii uu jiro khasaare ka dhashay.

Waxaa la jaray isgaarsiinta degmooyinka Bu'aale, Saakoow , Salagle iyo deegaano kale oo gobolka ka tirsan.

XS
SM
MD
LG