Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyo Maanta ka Dhacay Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Boosaaso ayaa maanta mudaaharaad ka dhigay magaalada, iyagoo socod ku maray jidadka kuna qasbay goobaha ganacisga in la xiro.

Mudaaharaadka ayaa yimid kadib markii laga diidey magaalada in wax lagu iibsado lacagta shilin Soomaaliga.

Inkastoo Mudaaharaadka inta badan uu ku dhacay si nabdoon, haddana waxaa jiray is-rasaaseyn ku xiriirta oo ay dad ku dhaawacmeen.

Wariyeheenna Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan halkaasi nooga soo dirtay.

Mudaaharaad ka dhacay Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

XS
SM
MD
LG