Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhulgariir Shalay Ruxay Maraykanka

Bannaanka hore ee Xarunta VOA
Bannaanka hore ee Xarunta VOA

Dhulgariir cabirkiisu ahaa 5.8 ayaa shalay ruxay gobollo ka mid ah Bariga dalkan maraykanka, kaasoo baqdin iyo argagax geliyay dadka.

Dhulgariir cabirkiisu ahaa 5.8 ayaa shalay ruxay gobollo ka mid ah Bariga dalkan maraykanka, kaasoo baqdin iyo argagax geliyay dadka.

Dhulgariirka ayaa sababay in laga kala yaaco dhismayaasha dowladda, xafiisyada shirkadaha iyo guryaha ay dadku deggan yihiin.

This item is part of
XS
SM
MD
LG