Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhulgariir mar kale ka Dhacay Dalka Turkiga


Dhulgariir mar kale ka Dhacay Dalka Turkiga
Dhulgariir mar kale ka Dhacay Dalka Turkiga

Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaaasay 5.6 richter ayaa haddana ka dhacay gobolka Van oo ah gobolkii uu horay uga dhacay bishii hore

Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaaasay 5.6 richter ayaa haddana ka dhacay gobolka Van oo ah gobolkii uu horay uga dhacay bishii hore.

Dhimashada dadka ayaa ilaa hadda lagu sheegay 4 ruux iyo tobaneeyo dhimasho ah, laakiin sida Axmed Cabdiraxmaan (Jacket) oo ah wariye ku sugan dalka Turkigu uu sheegay, waxa laga yaabaa in tirada dhimashadu ay intaas kasii badato.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG