Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhulgariir ka dhacay Somaliland


Dhulgariir ka dhacay Somaliland

Magaalooyinka Hargeysa, Boorame, Gabilay, iyo Wajaale ayaa habeenkii xalay ahaa laga dareemay dhulgariir aan khasaarihiisa wali la ogeyn

Magaalooyinka Hargeysa, Boorame, Gabilay, iyo Wajaale ayaa habeenkii xalay ahaa laga dareemay dhulgariir aan khasaarihiisa wali la ogeyn.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG