Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 5-aad (Heesaha)

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 5-aad (Heesaha)
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 5-aad (Heesaha)

Waa qeybtii 5-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha. Todobaadkan wuxuu ka hadlayaa Heesaha iyo qeybaha ay u kala baxaan.

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu soo diyaariyo Axmed Faarax Idaajaa, wuxuu todobaadkan ku saabsan yahay heesaha iyo doorka ay ku leeyihiin suugaanta Soomaalida.

This item is part of
XS
SM
MD
LG