Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 19-aad (Suugaanta iyo Qalabka Casriga)


Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 19-aad (Suugaanta iyo Qalabka Casriga)
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 19-aad (Suugaanta iyo Qalabka Casriga)

Waa qeybtii 19-aad ee Hiddaha iyo dhaqanka. Toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa suugaanta Soomaalida iyo qalabka casriga ee dunida.

Barnaamijkan oo uu soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay suugaanta kala duwan ee qaar ka tirsan gabyaaga ama suugaanyahannada Soomaalidu ay ka tiriyeen qalabyada casriga ah ee dunida ku soo biiray iyo sida ay ula yaabeen.

XS
SM
MD
LG