Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 18-aad (Sugaanta Jacaylka Q-2aad )


Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 18-aad (Sugaanta Jacaylka Q-2aad )
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 18-aad (Sugaanta Jacaylka Q-2aad )

Waa qeybtii sideed iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa dareenkii jaceyl ee soo maray suugaanyahanada qeybteedii 2-aad

Barnaamijkan oo uu soo diyaariyo halkana ka soo jeediyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ka hadlayaa suugaantii loo tiriyay jacaylka, gaar ahaan jacaylkii ku dhacay qaar ka tirsan suugaanyahanadii Soomaaliyeed iyo waliba gabayadii ay ka tiriyeen dareenkii jaceylkooda.

XS
SM
MD
LG