Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 14-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-5aad )


Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 14-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-5aad )
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 14-aad (Suugaantii Gobannimodoonka Q-5aad )

Waa qeybtii afar iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. Toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay waqtigii gobanimadoonka qeybteedii 5-aad

Barnaamijka oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ka hadlayaa suugaantii la tiriyay xiliyadii gobannimadooonka, gaar ahaan suugaantii laga tiriyay kooxihii iyo shaqsiyaadkii u shaqeyn jiray gumeystihii Talyaaniga oo iyagu ka jaajuusi jiray dhaq-dhaqaaqii ururradii xornimadoonka ee SYL ay ka mid ahayd.

XS
SM
MD
LG