Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 7-aad (Heellada Q-2aad)


Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 7-aad (Heellada Q-2aad)
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 7-aad (Heellada Q-2aad)

Waa qeybtii toddobaad ee barnaamijk dhaqanka iyo hiddaha. Toddobaadkan waa qeybtii labaad ee Heellada iyo doorka ay ku leedahay dhaqanka Soomaaliyeed.

Barnaamijka oo toddobaad walba soo gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, waxaa uu si gaar ah toddobaadkan u sii ambaqaadayaa qeybtii labaad ee Heellada iyo doorka ay ku leedahay dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.

XS
SM
MD
LG