Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-38-aad (Suugaanta Xabsiga 2)


Dhaqanka iyo Hiddaha Q-38-aad (Suugaanta Xabsiga 2)
Dhaqanka iyo Hiddaha Q-38-aad (Suugaanta Xabsiga 2)

Waa qeybtii 38-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ku saabsan gabyaaga iyo nolosha xabsiga.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ku saabsan gabayada ay tiriyaa suugaanyahannada Soomaalida, gaar ahaan kuwa ay tiriyaan xiliyada ay xiran yihiin ee ay ku jiraan xabsiyada.

XS
SM
MD
LG