Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha: Gabayga iyo Habaarka


Dhaqanka iyo Hiddaha: Gabayga iyo Habaarka
Dhaqanka iyo Hiddaha: Gabayga iyo Habaarka

Barnaamijka toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay gabyaa reer Hargeysa ah oo la rumeysan in gabay habaar ah oo uu tiriyey uu rumoobay

Barnaamijka toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay gabyaagii reer Hargeysaad, laguna magacaabo Faarx Nuur, oo la rumeysan in gabay habaar ah oo uu tiriyey uu rumoobay, ruuxii uu habaarayna uu habaarkiisii u dhintay.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG