Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada Maanta & Dagaallada Soomaaliya


Dhalinyarada Maanta & Dagaallada Soomaaliya
Dhalinyarada Maanta & Dagaallada Soomaaliya

Barnaamijka todobaadkan waxaa lagu eegi doonaa siyaabaha waalidku ula socon karo baraha Internetka ee ay dhalinyaradu booqato.

Adeegsiga Computer-ka ayaa noqday mid aanay dhalinyarada soo koraysa aanay ka maarmin, iyaga oo xiisa gaar ah u qaba.

Waxaana xiisahaasi sii kordhiyay soo if bixii Internet-ka Hadaba Barnaamijka Dhalinyarada ee todobaadkan waxaanu ku eegi doonna siyaabaha waalidku ula socon karaan baraha ay booqdaan dhalinyarada ay dhaleen.

Sidoo kale arrimaha sida gaarka ah diiradda lagu saari doono Barnaamijka ayaa waxaa ka mid ah cilladaha farsmo ee ku yimaadda Computer-ka.

XS
SM
MD
LG