Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada & Dagaallada


Ismaaciil Khaliif
Ismaaciil Khaliif

Sanad ka hor ayaa ururka Al Shabaab ay afar dhalinyaro ah gacmaha iyo lugaha jareen, arrintaasi ayaan ku eegaynaa barnaamijka dhalinyarada.

Barnaamijka dhalinyarada ee todobaadkan waxaanu ku soo qaadanaynaa waraysi ay VOAdu la yeelatay mid ka mid ah afar dhalinyaro oo ay sannad ka hor kooxda Al Shabaab Gacan iyo Lug ay jareen.

Ismaaciil Khaliif ayaa ka warramaya marxaladaasi xanuunka badan iyo noloshiisa maanta.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG