Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhakaatiir ka Waramaya Dhaawacii Qaraxa


Dhakaatiir ka Waramaya Dhaawacii Qaraxa
Dhakaatiir ka Waramaya Dhaawacii Qaraxa

Labo dhakhtar oo ka howlgala cisbitaalada Benaadir iyo Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa ka waramaya dhimashada iyo dhaawaca ay arkeen

Labo dhakhtar oo ka howlgala cisbitaalada Benaadir iyo Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa ka waramaya dhimashada iyo dhaawaca ay arkeen.

Dhakaatiirtan ayaa sheegay in dadkan dhintay iyo kuwa dhaawaca noqdayba ay aad u gubteen oo ay xitaa adag tahay in dadka dhintay ama dhaawacmay qaarkood la aqoonsado.

XS
SM
MD
LG