Boosaaso —
Dadka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa bisha Barakeysan la kowsanaya sicir-barar baahsan oo saameeyay quutul-daruuriga, iyada oo dadka danyarta ah walaac xooggan ka muujiyeen qiimaha maciishadda oo circa isku sii shareeraya.
Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan noo soo dirtay.