Wasiirka arimaha dibada Somaliya Cali Axmed Jaamac Jengeli oo shirkaas ka qeyb galey ayaa VOAda uga warramay qodobadii ugu muhiimsanaa ee ay Wasiiradu isla soo qaadeen.
Sida qorshuhu yahay maalnita Sabtida ee Berri ah ayaa qodabada ka soo baxa kulamada wasiiradda arrimaha dibadda la hor dhigi doonaa madaxda iyo boqorrada carabta.
Gees kalena waxaa uu wasiirku ka warramay xaaladda dadka soomaaliyeed ee ku sugan xabsiyada Libiya iyo waxa ay DKMG ay arrintaasi ka qabatay.