Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta 4aad)


Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta 4aad)
Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta 4aad)

Waa Qeybtii Afraad oo ka hadlaysa dagaalka ay Puntland sheegtay inay la galayso burcad-badeedda ku sugan deegaannada xeebaha.

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay bartilmaameedsanayaan deegaanada xeebaha ee ay ka hawlgalaan burcad badeedda,wuxuuna sheegey in ay dirayaan gaadiid hubaysan.

Dhinaca kalena. khubarada la socda arrimaha Soomaaliya ayaa aaminsan inuusan weli istaagin kalluumaysigii sharcidarrada ahaa. Waa mowduuca qaybtii Afraad ee Taxanaha Dagaalka Badda ee Soomaaliya, waxaa inoo soo diyaariyey Haaruun Macruuf.

XS
SM
MD
LG