Waa qeybtii Saddexaad ee barnaamijyada xiriirka ah ee ka hadlaya dagaalka badda ee Somalia.
Qaybtana waxa ay ku saabsan tahay sida budhcad badeednimadu u saamaysay dhaqaalaha gaar ahaan ganacsiga. Waxay kaloo qaybtaais ka hadlaysaa aafooyinka dhinaca bulshada ee lacagaha budhcad badeeddu qaataan u keeneen degaannada ay ka hawlgalaan iyagoo abuuray dhaqamo fool xun oo ay ka mid yihiin isticmaalka daroogada iy kharmiga.
Fadlan aragtidiina noogu soo gudbiya ciwaankeena somali@voanews.com