Waa qeybtii labaad ee barnaamijyada xiriirka ah ee ka hadlaya dagaalka badda ee Somalia.
Qaybta Labaad ee barnaamijka waxa ay ku saabsan tahay budhcad badeedda, xeeladdaha ay adeegsadaan ee ay ku soo qabsadana maraakiibta iyo xiriirka ay la leeyihiin kooxo maafiyo caalami ah.
Fadlan aragtidiina noogu soo gudbiya ciwaankeena somali@voanews.com