Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta 5aad)


Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta 5aad)
Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta 5aad)

Waa qeybtii Shanaad oo ka hadlaysa burcad-badeedda ku jira xabsiyada maamul goboleedka Puntland, Seychelles, iyo Kenya.

Boqolaal burcadbadeed ah ayaa ku jira xabsiyo kala duwan oo ku yaalla Geeska Afrika, waxaana xabsiyadaasi ay ku yaaliin maamul goboleedka Puntland, Seychelles, iyo Kenya.

Burcadbadeeda ayaa halis weyn ku ah ammaanka badaha, waxaana sidoo kale laga yaabaa in ay halistooda ku soo baahiyaan dhanka berriga ayna noqdaan xoog khatar geliya deganaansha gobolka.

Barnaamijkan ku saabsan Burcadbadeeda iyo Dagaalka Badda Soomaaliya waa qeybtii 5aad ee uu inoo soo diyaariyay Haaruun Macruuf oo VOA-da ka tirsan.

XS
SM
MD
LG