Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal Ka Dhacay Tuulada Kurteelo Ee Bay


Dagaal xooggan ayaa shalay galab iyo xalay maqribkii ka dhacay Tuulada Kurteelo oo ka tirsan degmada Bardaale ee gobolka Bay.

Dagaalka ayaa bilowday ka dib markii Maleeshiyaadka kooxda Al-shabab ay ciidamada Ethiopia iyo kuwa DKMG ah oo lugeeynayay ay weerar gaadmo ah ku qaadeen.

Labada dhinac ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalka.

XS
SM
MD
LG