Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal ka Dhacay Gobolka Gedo


Dagaal ka Dhacay Gobolka Gedo
Dagaal ka Dhacay Gobolka Gedo

Saraakiisha dowlada KMG ee Somalia iyo kuwa Al-shabab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Bohol-Bashiir

Saraakiisha dowladda KMG ee Somalia iyo kuwa Al-shabab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaal maalinimadii shalay ka dhacay deegaanka Bohol-Bashiir oo qiyaastii 25km dhinaca bari kaga beegan degmada luuq ee gobalka gado.

Warkan qeybta hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG