Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: tobaneeyo ku dhintay dagaal


Illaa 10 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay madaafiic iyo duqeyn ba'an oo ay isweydaarsadeen DKMG ah oo kaashaneysay AMISOM, iyo kooxaha hubeysan ee kasoo horjeeda.

Illaa 10 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay madaafiic iyo duqeyn ba'an oo ay isweydaarsadeen DKMG ah oo kaashaneysay AMISOM, iyo kooxaha hubeysan ee kasoo horjeeda.

Duqeynta inteeda badan waxay ku dhacday xaafadda Siigaale ee degmada Hodan, halkaas oo ay dhinacyadu doonayeen inay kala qabsadeen.

Dowladda iyo dhinacyada kasoo horjeeda ayaan wax guul ah oo la taaban karo ka gaarin duqeynta ba'an ee ay isku weydaarsadeen goobaha rayidka ah.

Howlwadeennada goobaha caafimaadka ayaa VOA-da u sheegay in isbitaalladii, oo awalba la ciirciirayey bukaan iyo dhaawac fara badan, in lasoo buux-dhaafiyey isbitaallada.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG