Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaalka Dowladda Kenya ee Abaaraha


Dadaalka Dowladda Kenya ee Abaaraha
Dadaalka Dowladda Kenya ee Abaaraha

Dawladda Kenya ayaa wadda qorshe ay gargaarka ka sokow, ku iibsanayso xoolaha dadka abaartu hayso, kadibna hilib ahaan ay ugu soo celinayso si ay xiliga abaaraha ay ugu dhaafaan.

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay fulinayso mashruuc ay ku kacayso lacag dhan 10 bilyan oo Shilinka Kenya ah oo ay wax uga qabanayso abaaraha ka jira Kenya.

Dawladda ayaa wadda qorshe, biyo dhaaminta ka sokow, ay ku iibsanayso xoolaha dadka abaartu hayso, kadibna hilib ahaan ay ugu soo celinayso si ay xiliga abaaraha ay ugu dhaafaan.

Wasiir kuxigeenka xanaannada xoolaha ee Kenya, Aden Barre Ducaale ayaa VOA-du ka warreysatay abaarta Kenya iyo qorshaha dowladdu wado.

XS
SM
MD
LG