Mid ka mida colaadaha muddada dheer ka jiray Somaliland oo ka taagnayd Deegaanka Ceelbardaale ee u dhexeeya Dila iyo Gebilay ayaa maanta beelihii isku hayey isla qaateen in jawi nabdoon lagu soo gebagebeeyo ka dib markii ay kulan la qaateen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Madaxweyne Siilaanyo ayaa u magcaabay guddi shan xubnooda oo ka tirsan Golaha Wasiirada si ay uga hawlgalaan sii ambaqaadidda heshiiskan la wada gaadhay.
Warbixinta oo dhameystiran hoosta ka dhageyso