Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka Dawladda Iyo Budhcad Iska Horyimid


Ciidanka Dawladda Iyo Budhcad Iska Horyimid
Ciidanka Dawladda Iyo Budhcad Iska Horyimid

Ugu yaraan laba caruura ayaa ku dhimatay Muqdisho oo ay is rasaasayn ku dhaxmartay ciidamada DKMG iyo koox Budhcad ah.

Carruurta dhimatay ayuu ku jiraa ilmo siddeed jir ah. Is rasaasayntan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay affar qof.

Is rasaasaynta ayaa la sheegay inay ka dhalatay kadib markii ciidamada DKMG ay rasaas ku fureen koox dablay ah oo la sheegay in taleefanada gacanta ka dhacayaan dhalinyaro ka soo baxday Jaamacad halkaasi ku taalla.

Dhacdadan ayaa ka dhacday agagaarka Villa Baydhaba ee magaalada Muqdisho.

XS
SM
MD
LG