Beledweyne —
Ciidamada Dowladda Soomaaliya, oo kaashanayaa dadka deegaanka, ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen howlgal maalmahii ugu dambeyay ay ka sameynayeen inta u dhaxeysa degmooyinka Halgan iyo Buoloburte.
Warkan waxaa inoo soo diray weriyahayaga Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.
Madal