Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ceelashii Kalshaale oo la wada Aasay


Ceelashii muranka dhaliyey ee beelaha dega Buuhoodle agagaarkiisa ay dhawanahan ku dirirayeen ayaa maantay Somaliland amartay in la aaso

Ceelashii muranka dhaliyey ee beelaha dega Buuhoodle agagaarkiisa ay dhawanahan ku dirirayeen ayaa maantay Somaliland amartay in la aaso. Halka dadka deegaanku ay soo dhaweeyeen aasidda ceelashaas, laakiin ayna taasi ku fillayn oo ay doonayaan in Somaliland ay ciidankeeda meesha ka saarto.

Labo wareysi oo arrimahaas ku saabsan, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG