Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Wiil Da'yar oo Xafiday Gabayo


Caweyska: Wiil Da'yar oo Xafiday Gabayo
Caweyska: Wiil Da'yar oo Xafiday Gabayo

Cawayska Washington waxaad ku maqli doontaan wiil yar oo qurbaha ku dhashay oo xafiday gabayo iyo taariikh faneedka fanaanka Bacal-waan

Qodobada aad barnaamijkan ku maqli doontaan waxaa ka mid ah;

Wiil yar oo ku dhashay qurbaha oo xafiday qaar ka mid ah gabayada Soomaalida iyo guuroowgii Careys Ciise Kaarshe,

Nin libaaxyo ku dhaqda magaalada Hargeysa, iyo taariikh faneedkii Fannaan Bacalwaan iyo qodobo kale.

Barnaamijkan waxaa soo diyaariyay Ibraahim Xasan Daanduray, isagaana soo jeedinaya.

XS
SM
MD
LG