Qodobada Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaa ka mid ah
-Amaanta gabdhaha iyo qaabka haatan loogu cabirro qalabka casriga ah.
-Warbixin ku saabsan naadiga bisadaha Soomaalida.
Dhinaca fankana waxaa toddobaadkan marti ku ah fannaanka Max'ed Daa'uud Cali Masxaf oo uu dhalay miyuusikiistaha Soomaaliyeed ee Daa'uud Cali Masxaf.