Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington iyo Abwaan Mustafe Xaaji


Barnaamijka Cawayska ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan jawaabta halxidhaalihii todobaakdii hore.

Qodobada kale ee idin xiisagalin doona ee aan idinku hayno Banaamijka waxaa ka mid ah Sheeko uu sameeyay abwaan Mustafe Xaaji Cilmi oo ku saabsan xaaladda Somalia.

Sidoo kel waxaad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh.

Ka dhegayso barnaamijka oo dhan ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG