Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska iyo Siiddi Cali Winkey


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah fanaanka Siiddi Cali Winkey.

Sidoo kale Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan qisooyin xiiso leh, oo ay ka mid yihiin nin gaaban oo ka warramaya noloshiisa.

Abwaan caan ah oo ka sheekaynay markii ugu horaysay ee uu magaalo yimaaddo.

ka dhegayso barnaamijka qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG