Barnaamijka Cawayska Washington waxaan toddobaadkan ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin, Sheekooyin xiiso badan oo qaar ka tirsan dhageystaaashu ay VOA-da la wadaagayaan iyo waliba booqashada madaxweyne Obama uu Yurub ku tagay oo ay booqashadaasi ku weheliyeen in kabadan 500 oo qof oo shaqaale ah.