Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska iyo Fannaanka Ciid Jaamac


Cawayska iyo Fannaanka Ciid Jaamac
Cawayska iyo Fannaanka Ciid Jaamac

Cawasyka Washington qodobada aan idiinku haynaa waxaa ka mid ah; Oday 96 jir ah oo quraanka barta iyo fannaanka Ciid Jaamac

Barnaamijka Cawayska Washinton ee Toddobaadkan waxaan idiinku haynaa;

-Oday 96 jir ah oo Malcaamad ama Dugsi quraan ka dhigtay Gabiley.

-Malta oo la sharciyeeyey in lamaanaha heshiin waayaa ay kala tagaan

-Degmada Barsley ee Britain oo bisha June qofkii ku ceytama uu mudan doono ganaax

Dhinaca fankana waxaan ku soo qaadanayaynaa wareysi fannaanka Ciid Jaamac (Ciid Batalaale).

XS
SM
MD
LG