Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Casharo: Shirka Nairobi waa Bur-bur


Casharo: Shirka Nairobi waa Bur-bur
Casharo: Shirka Nairobi waa Bur-bur

Xildhibaan Cawad Axmed Casharo ayaa sheegay in shirka Kenya uu Soomaalida sii kala kaxaynayo marka laga eego warqadda nuxurka shirka

Xildhibaan Cawad Axmed Casharo ayaa sheegay in shirka magaalada Nairobi ka dhici doonaa uu Soomaalida sii kala kaxaynayo marka laga eego warqadda nuxurka ee shirka.

Wareysi ay VOAdu la yeelatay ayuu kagaga hadlay khatarta ka iman karta ka qeyb galka shirkaas.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG