Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Waxbarashada Dhallaanka Soomaalida


Qorshahan cusub ee soo jeedinta waxbarashada Kanada ayaa saamayn doona dhallanaka Soomaalida ee ku nool waddankaasi, taasina waxay walaac ku abuurtay qaar ka mid ah waalidiinta Soomaalida.

Barnaamijkeena Wicitaanka Dhagaystaha ayaa toddobaadkan ku saabsan waxa uu yahay qorshayaasha, waxaadna ku maqli doontaan dareenka iyo su'aalaha waalidiinta qaarkood.

Barnaamijka waxaa marti noogu ah Maxamed Xasan Cali oo Maamule ka ah mid ka amid ah Iskuullada Sare ee ku yaalla magaalada Toronto.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey Maxamuud Ibraahim Cali.

Hoos ka dhagayso barnaamijka oo dhammaystiran
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:21:29 0:00
XS
SM
MD
LG