Ururadii siyaasadeed ee la sheegay inay guuldareysteen ayaa wali wada cabashooyin ay kaga soo horjeedaan go'aankii guddiga doorashada.
Ciidanka booliiska ayaa kala eryey dad iskugu soo baxay magaalada Hargeysa. Qaar kale ayaa iyaguna maalinta berri ah u ballansan inay isu soo baxyo sameeyaan.
Warbixin arrintaas la xiriirta hoose ka dhageyso.